Jeer dalka Kenya ku dishay Dalxiise doonayay in uu Sawir ka qaado

Nin dalxiise ah oo u dhashay dalka Shiinaha ayaa ku dhintay dalka Kenya kadib markii ay dishay jeer uu doonayay in uu sawir ka qaado, waxaa sidoo kale dhacdadan ku dhaawacmay nin kale oo Shiinees ah. Dalxiisahan ay jeerto dishay oo lagu magacaabo Chang Ming Chuang oo 66 jir ah, ayaa la sheegay in isaga … Continue reading Jeer dalka Kenya ku dishay Dalxiise doonayay in uu Sawir ka qaado